Shahrukh Khan oo Daaha Ka Qaaday Xiliga RAEES Soo Dagayo

Bogaga Bollywood ee fanka ayaa sheegay in 27 January si rasmi ah looga dawan doono aduunka  filmka RAEES ee Boqorka Bollywood ee Shahrukh Khan.

Warar ayaa sheegay in filmkan dib loo riday lana bedeli doono Atrishada Pakistaniyada ah ee Mahira Khan ee la metelaysa Shahrukh khan. Midaasna waxay sababtay inuu jawaab cad bixiyo soo saaraha filmkan Ritesh Sidhwani oo sheegay in aan filmkan dib wakhtigiisa looga ridi doonin lana bedeli doonin Mahira Khan.

Shahrukh Khan aya filmkan ku metalaya nin khamriga si sharci daro ah uga ganacsada gobolka Gujarat oon laga ogoleen iibka khamriga.

shaah-770x400

}