Raaxada guska dhuuban & Dumarka oo hadda uun ku baraarugay!!!

Afti la sameeyay ayaa lagu sheegay in 70% haweenka aysan helin macanka gariirka galmada taasina ay sabab u tahay iyadoo ninka uusan sameyn gogol xaar bashaal ah oo ku filan gabarta si dareemaheda u kacaan ama in uusan aqoon goobaha sida gaarka ah gabarta uga kacsato .
Hadaba si gabarta u hesho gariirka raaxada(U Bislaato ,Kacsi La Ooyso) waxaa muhiim in marka ninka dareemihiisa kiciyo si gabarta u dareento in qofka sidaa loo dareemayo tahay iyada .
Codka ninka waxaa xusid mudan in dareenka gabarta uu kiciyo isla markaana sara u qaado kacsigeeda isaga oo codka xam-xam leh ugu sheekeynaya iyadoo hadii uu si wacan ula fara-cayaaro isaga oo xoogga saaraya goobaha ay ka kacsato waxa ay keeneysa in dhan-dhanka gariirka galmada hesho marka weerarka galmada uu bilaawdo .
Adeegsiga faraha iyo bishimaha adiga oo ku xoq-xoqaya goobaha dareenka badan ee gabarta ay ka kacsato waxa ay keeneysa in ay gariirka galmada ay hesho taasi oo ah midda  aad u raaxo badan .
15192632_581500318727804_7079094361663403690_n

}
%d bloggers like this: