Audio and Videos

Qaramada Midoobay oo Walaac ka muujisay in aysan Gargaar gaarsiin karin deegaanada ay Soomaaliya kaga sugan yihiin Al Shabaab

qaramada-midowbay

Ku xigeenka Isku Duwaha Arrimaha Gargaarka Beni’aadanimada Soomaaliya ee Qaramada Midoobay Mr Vesent Lily oo maanta Shir Jara’id ku qabtay Xarunta Xalane ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa uu ka warbixiyay Xaaladaha Abaareed ee Dalka ku dhufatay heerka ay gaarsiisan tahay ...

Read More »

Labo Nin oo Walaalo ahaa oo Dil loogu geystay Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir.

dil

Dilal ayaa la sheegay in loo geystey labo nin oo walaalo ahaa kuwaasoo lagu diley degmada Wadajir gaar ahaan Silliga Maraykanka. Goob Joogayaal ayaa xaqiijiyay in ragga geystey dilka ay goobta ka baxsadeen. Ragani la dilay ayaa  lagu kala sheegay ...

Read More »

Sharciyada UK & USA oo caqabad ku ah in la gargaaro abaarta ku dhufatay Somalia

5760-1-360x200

Qawaaniinta ad adage e ay UK iyo Mareeykanka u dajiyeen la dagaalanka kooxaha Argagixisada ayaa sida uu daabacay wargeyska The Guardian ee UK kasoo baxa caqabad ku noqday in la gargaaro islamarkaasna wax loo qabto dadka malaayiinta ah ee ay ...

Read More »

Madaxa wararka Radio Shabelle oo caawa ka badbaaday isku day dil

husni

Madaxa wararka Radio Shabelle Muxyidiin Xasan Maxamed (Xusni) ayaa caawa ka badbaaday isku day dil kadib marki ay kooxo ku hubeesnaa bistoolado ay dhowr xabadood la gafeen. Laba nin oo ku hubeesnaa bistoolado ayaa ku weeraray Muxyidiin Xusni degmada Wadajir ...

Read More »

Top News: Madaxweyne Farmaajo oo diiday dalab ugu yimid Ethopia

17904067_1471856236193176_1930016795438766679_n-696x392

Wariye Ayaanle Xuseen Cabdi oo kamid ah Wariyaasha ugu magaca dheer Soomaaliya ayaa helay xogta safarkii madaxweyne Farmaajo ee magaaladda Baydhabo. Qoraal uu soo dhigay Bartiisa Facebook ayuu Wariye Ayaanle Xuseen Cabdi ku sheegay inuu madaxweynaha Baydhabo utagay inuu la ...

Read More »

Top News: Madaxweyne Farmaajo oo diiday dalab ugu yimid Ethopia

farmaajo1

Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa diiday dalab ugu yimid dowladda Ethopia oo ku aadan in uu booqdo Magaalada addis ababa ka hor inta uusan furmin shirka Magaalada London ee 11-ka bisha soo socota. Ilo lagu lagu kalsoonan karo ayaa xaqiijiyay ...

Read More »

Puntland oo looga dhawaaqay war deg deg ah oo ku saabsan…

20161019636124582888179935musharraxiinta_puntland-2

Maamulka Puntland ayaa ku dhawaaqay fariin deg deg ah oo kuwajahan dadweynaha in ay ka baxaan meelaha godan iyo Togaga ay biyuhu maraan maadaama Saadaaliyaasha Roobku ay sheegayaan in roobab Mahiigan ah ay di’i karaan saacadaha soo socda. Hay’adda ka ...

Read More »

Duqa Muqdisho oo Arrin wanaagsan oo dadka ay ku farxeen Maanta sameeyay

madaxda-9

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Taabid Cabdi Max’ed ayaa Dhagax dhigay Dib u dayactirka dugsiga sare ee Max’uud Axmed Cali oo muddo 27 sano ah burbursanaa. Guddoomiyaha gobolka oo ka hadlay munaasabadda dhagaxdhigga ayaa sheegay in maamulka cusub ...

Read More »

SAWIRRO: Cali Buurow Maxamed oo Maanta Goob Fagaaro ah lagu toogtay

1-3

Dable Cali Buurow Maxamed oo katirsanaa ciidanka booliiska Koonfur Galbeed ayaa Maant alagu dilay Magaalada Baydhabo ka dib markii Maxkamadda Ciidamadda Ay ku riday Xukun dil ah kaas oo maanta lagu fuliyay. askarigan ayaana 10-10-2016-kii magaalada Xudur ee Gobolka Baay ...

Read More »

Guddiga Abaaraha Galmudug oo lagu eedeeyay Musuqmaasuq

download-2

Xildhibaan Qaasim Maxamed Cali oo ka tirsan Baarlamaanka Maamulka Galmudug ayaa ku eedeeyay Guddiga Abaaraha Maamulkaasi in ay musuqmaasuqeen lacagihii loogu soo dhiibay Dadka ay Abaaruhu ku saameeyeen deegaanada Maamulka Galmudug. Mudane Qaasim Maxamed Cali ayaa hoosta ka xariiqay in ...

Read More »
}